AKHIRSO XOG: Howlagllo ka Kala Dhacay Baay iyo Shabeelada Hoose.

Dec 3, 2025

Baay:

Mujaahidiinta ayaa saaka ayaa qarax la beegsaday ciidamada Itoobiyaanka ee waardiyeeya garoonka magaalaa Baydhabo, waxaana jira khasaaro gaaray cadowga.

Qarax waxaa ku dhintay 1 askari oo Itoobiyaan ah, halka ay ku dhaawacmeen 2 kale.

Shabeelada hoose:

Qarax ay Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Afgooye ayaa lala beegsaday fariisin ay ku sugnaayeen maleyshiyaatka ridada.

Waxaa qaraxaasi ku dhintay 2 askari, waxaana ku dhaawacmay 2 kale.