Baay.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey maanta weerareen maleeshiyaat Murtadiin ah oo dhaqdhaqaaq ka waday agagaarka xerada Murtadiinta Makuudo ee duleedka magaalada Baydhabo.
Dhimashada waa 4 askari oo Murtadiin ah
Dhaawaca waa 7 askari oo Murtadiin ah,
isla Baay.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii Xalay dagaal culus ku qaadeen xerada Murtadiinta ee xero kowaad ee degmada Diinsoor.
Sidoo kale waxey Mujaahidiintu xalay weerareen saldhiga Murtadiinta ee Makuudo ee duleedka magaalada Baydhabo.