ADUDIO BOOKS -Aragtiyo u Baahan in La Saxo [7].

Aug 5, 2025

Dhagayso Kitaabkan oo ah mid iftiiminayaa aragtiyo badan oo khaldan oo bulshada dhexdeeda ku faafay, isagoo diiradda saaraya fahamka saxda ah ee shareecada, jihaadka, iyo xiriirka Muslimiinta la leeyihiin caalamka.

Waa dhageysi faa’iido u leh qof kasta oo doonaya in uu saxo fikradihiisa, fahmo xaqiiqada, kana fogaado marin habaabinta warbaahinta cadawga.

🎧 Dhegeyso Xalqada Todobaad ee Kitaabkan: “Aragtiyo u Baahan in la Saxo”