Bakool.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen eleboorka degmada Waajid oo saldhig u ah askarta Kufaarta Xabashida Itoobiya.
Xilliga weerarka waxaa eleboorka ku sugneed diyaarad dooneysay iney halkaas ka qaada saraakiil Murtadiin ah, Markii dagaalka uu bilowday ayey diyaarada si degdeg ah garoonka kaga duushay.a