Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa goordhow faafisay sawirrada mid ka mid ah dagaalladii xoogganaa ee lagu jabiyay maleeshiyaadka murtadiinta ee dhowaan ka dhacay duleedka degmada Buulo-burte ee wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan.
Dagaalkan ayaa qayb ka ahaa silsilado dagaallo ah oo maalimihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanka Beera-yabaal ee dhaca duleedka degmada Buulo-burte, kuwaas oo u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan mujaahidiinta iyo maleeshiyaadka murtadiinta, dhimasho iyo dhaawacna ku noqdeen inka badan 160 isugu jirta saraakiil iyo askar murtadiin ah.
Halkan ka degso sawirrada oo dhan.
Ama hoos ka daawo qayb ka mid ah.