Mujaahidiinta oo Weerar ay Fariisimaha Ridada ee Waajid iyo Balcad

Dec 31, 2024

Bakool.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen fariisinka maleeshiyaatka Murtadiinta ee degmada Waajid

Dagaalka markii muddo kooban uu socday ayey maleeshiyaatka Murtadiinta isaga carareen goobta fariisinka u aheed oo ah afafka hore ee degmada Waajid waxeyna ciidamada Mujaahidiintu soo qaniimeysteen agabyo ku wa ciidanka ah.

Shabeelada Dhexe.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Burundi ee degmada Balcad.