Bakool.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga maleeshiyaatka Murtadiinta ee degmada Xudur.
Gedo.
Ciidamada xarakada Mujaahidiinta alshabaab ayaa xalay weerar ku qaaday xerada WFP ee degmada Garbahaarey halkaas oo ay ku suganyihiin maleeshiyaad murtadiina.