Bakool.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada Murtadiinta ee degmada Waajid.
Hiiraan.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay qarax la beegsadeen xerada Murtadiinta ee galbeedka magaalada Beledweyne, Waxaana jirta khasaara cadowga Allaah lagu gaarsiiyay qaraxaas.
Gedo.
Xalay ciidamada xarakada Mujaahdiinta alshabaab waxay dagaal Culus ku qaadeen garoonka degmada Baardheere,halkaas oo ay xoog ku heestaan ciidanka nasaarada xabashida itoobiya.