Mujaahidiinta oo Duqeeyay Saldhiga Ciidanka Itoobiya ee Baydhabo

Dec 5, 2024

Baay.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay madaafiic ku garaaceen garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo oo xarun ciidan u ah askarta Xabashida Itoobiya, Madaafiicda ayaa ku dhacay gudaha garoonka.

Shabeelada hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga Murtadiinta ee deegaanka Siinka dheer oo ah deegaan ku yaala wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye.

Shabeellada Hoose:

Howlgal gaar ah oo Mujaahidiinta ay galabta ka fuliyeen gudaha degmada Afgooye ayaa lagu dilay askari ka tirsanaa maleeshiyaatka ridada gaar ahaan kuwooda Military-ga, waxaana laga soo qaniimeystay qori uu sitay.