Maleeshiyaat Murtadiin Ah oo Lagu Laayay Weerar Mujaahidiintu Ku Qaadeen Afgooye

Dec 3, 2024

Shabeelada hoose

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa goor dhow waxay weerar culus ku qaadeen saldhigga murtadiinta ee Haanta Dheer Degmada Afgooye, Weerarkaan waxaa lagu dilay 6 askari, cadowga ayaana uga cararay gudaha saldhigga la weeraray, halka laga gubay gaari nooca raaxada ah, sidoo kale Mujaahidiintu waxay weerarkaan ku soo furteen hub iyo saanad ciidan oo kala duwan