Siyaasigan dhintay ayaa xilal kala duwan kasoo qabtay maamullada dabadhilifyada ah ee Soomaaliya, wuxuu horay usoo noqday madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland.
Sidoo kale Gaagaab ayaa kamid ahaa odayaashii madaxya weynta ahaa ee xerada Doofaareey Mbagaati Kenya kusoo dhisay Kooxda Ridada Soomaaliya isagoona wax ka qoray dastuur ku sheegga ay hadda ku dhaqanto xukuumadda Villa Somalia.