Mujaahidiinta oo Xalay Howlgaallo Ka Fuliyay Baladwayne iyo Baardheere.

Dec 2, 2024

Hiiraan.

Howlgal  ciidamada Mujaahidiintu xalay ka fuliyeen agagaarka xeradii ay ka guureen Murtadiinta Jabuuti ee galbeedka magaalada Beledweyne ayaa lagu dhaawacay askari Murtad ah kaasi oo dhaawiciisa uu yahay mid garaab ah.

Gedo.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay qarax la beegsadeen xarunta nabadsugida Murtadiinta ee degmada Baardheere, Waxaana jirta khasaara Murtadiinta lagu gaarsiiyay qaraxaas.

Shabeelada hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga Murtadiinta ee degmada Jannaale .

Isla Shabeelada hoose waxey Mujaahidiintu xalay weerareen saldhigyada Murtadiinta ee xaafadaha Mukayga iyo Haanta dheer ee degmada Afgooye/