Mujaahidiinta oo Weeraray Saldhigyada Cadowga ee Baraawe iyo Diinsoor.

Dec 1, 2024

Shabeelada Hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Afrikaanta ee garoonka diyaaradaha degmada Baraawe.

Baay.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay weerareen xerada Murtadiinta xero Kowaad ee degmada Diinsoor.

Isla Baay waxey Mujaahidiintu xalay weerareen xerada Murtadiinta ee deegaanka Goofduud Buurey ee hoostaga magaalada Baydhabo.

Bakool.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga Murtadiinta ee degmada Xudur.

Gedo.

Ciidamada mujaahidiintu waxay xalay weerar ku mireen, xerada murtadiinta ee WFP degmada Garbahaarey.