Qarax iyo Weerar ka Dhacay Galgaduud oo Sababay Dhimasho iyo Dhaawac.

Nov 28, 2024

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa maanta weerar ku qaaday isbaaro maleshiyaatka ridada u tiilay duleedka magaalada Masagawaay, waxaana halkaasi lagu dilay 2 askari oo murtadiin ah, iyadoona sidoo kalana laga soo qaniimeystay 2 qori oo ay wateen.

Labada askari ee weerarkaan lagu dilay waxaa lagu kala magacaabaa:

1- Abshir Ibraahim Xasan Xuurshow.

2- Cabdullaahi Ibraahim Xasan Xuurshow

Waana laba murtad oo walaalo ahaa weeye.

Isla Galgaduud qarax ay Mujaahidiinta galabta ka fuliyeen duleedka magaalada Masagawaay ayaa lala eegtay maleeshiyaat murtadiin ah, waxaana ku dhintay 2 askari, halka ay ku dhaawacmeen 2 kale oo mid kamid ah uu yahay garaab.

FAAFREEB PRO