Gedo.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay qarax la beegsadeen guri uu degmada Beledxaawo ka daganyahay Sarkaal ka tirsan maamulka Ridada Beledxaawo Murtadkaas oo lagu magacaabo Xasan Ganeey.
Murtad Ganeey isaga qaraxa waa uu ka badbaaday balse waxaa ku dhaawacmay saddex Murtad oo Labo ka mid ah lagu kala magacaabo
1-Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Ridada oo Labo Xidigle ah oo lagu magacaabo Xasan Cibaad
2-Askari Murtad Ah oo Lagu magacaabo Cumar Hurdaaya.
Bakool.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga Murtadiinta ee degmada Xudur.
Isla Bakool waxey Mujaahidiintu xalay weerareen saldhiga Murtadiinta ee degmada Waajid