Gedo:
Ciidamada xarakada Mujaahdiinta Alsahbaab waxay xalay weerareen halka looyaqaan xero koowaad ee degmada Luuq, halkaass oo ay ku suganyihiin ciidamo murtadiina.
Mandheera.
Ciidamada Mujaahdiiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Kenya ee deegaanka Alluunga ee hoostaga degmada Lafeey ee gobalka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga Saliibiyadda Kenya.