Warka Subax Khamiis 14-Rabiicul Thaani 1446H.

Oct 17, 2024

Warka subax waxaad ku maqli doontaan qodob kala duwan oo xiisa leh kuwaas oo isgu jira ????????

Arimha Soomaaliya iyo xiisadaha siyaasadeed ee guud ahaan qaarada Afrika.

Arimaha caalamka Islaamka.

Iyo arimaha caalamka guud.

HOOS KA DHAGEYSO