ANDALUS PODCAST: Sheekh C/Raxmaan Firin iyo Ahmiyada Xalaqaatka Cilmiga.

Jan 29, 2026

ANDALUS PODCAST: Ahmiyad intee ah ayey xalaqaatku u leeyihiin barashada cilmiga Sharciga, Muxuuse yahay farqiga u dhexeeyo culuumta sharciga ee lagu barto Jaamacadaha iyo midka lagu barto xalaqaatka masaajidda? – Waxaa mowduucaas marti ku ah Sheekh C/Raxmaan Firin.

Halkan Hoose Ka Dhagayso Xalqada Maanta iyo Kuwii Ka Horeeyay.