Ku Dhowaad 10 Askari oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Qarax ka Dhacay Duleedka Muqdisho.

Jan 28, 2026

Banaadir

Qarax xalay Mujaahidiintu ay ka fuliyeen duleedka Muqdisho ayaa lagu gubay gaari Cabdibile ah oo ay wateen maleyshiyatka ridada (Nisa) qaraxaasi, kaasi oo khasaare lagu gaarsiiyay.

Inta la xaqiijiyay waxaa waraxa ku dhintay 5 skari oo Murtadiin ah, waxaana ku dhaawacmay 4 kale.

Gaariga qaraxa lala eegtay ayaa gabi ahaan burburay, waxaana uu weli yaalaa goobta qaraxa lagula beegsaday.

FAAFREEB PRO