War-saxaafadeed goor dhawayd kasoo baxay taliska millateriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa lagu xaqiijiyey maxaabiis shalay ay Mujaahidiintu gacanta ku dhigeen oo lagu dilay duqayn ay diyaaradaha Saliibiyada Maraykanku ka fuliyeen jaziiradda Kudhaa ee degmada Badhaadhe iyo gobolka Jubbada hoose.
Bayaankan oo sidoo kale looga hadlay khasaarah dagaalkii shalay lagu gaarsiiyey maleeshiyadka Murtad Axmed-madoobe.
Halkan ka degso warsaxaafadeedka oo PDF ah.

Hoos ka Daawo Sawirrada Maxaabiista
