Wararka horudhaca ah ayaa sheegaya in ciidamada Mujaahidiinta ay saaka cagtamariyeen, islamarkaana la wareegay ilaa 4 xero oo maleeshiyaatka ridada ay kaga sugnaayeen duleedka degmada Warsheekh.
Xeryaha ay Mujaahidiinta ay la wareegeen ayaa ku kala yaalla deegaanada kala ah Jabad-Godane, Ruun-shiikhow, Shaasqaad, Burka kaah, dhammaan xeryahaasi waxaa hadda ku sugan oo la wareegay ciidanka Mujaahidiinta.
UPDATE
WAR DEG DEG AH: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa saaka cagtamariyey, islamarkaana la wareegay ilaa 4 xero oo maleeshiyaatka ridada ay kaga sugnaayeen duleedka degmada Warsheekh.
Xeryaha ay Mujaahidiinta ay la wareegeen ayaa ku kala yaalla deegaanada kala ah Jabad-Godane, Ruun-shiikhow, Shaasqaad, Burka kaah, dhammaan xeryahaasi waxaa hadda ku sugan oo la wareegay ciidanka Mujaahidiinta.
Weeraradii saaka Mujaahidiinta waxay kusoo qaniimeysteen gaadiid fara badan, halka kuwa kalana la gubay, waxaana jira khasaaro fara badan oo dhimasho iyo dhaawac ah oo cadowga gaaray.
UPDATE
4 Xero ee saaka Mujaahidiinta cagta mariyeen, iyo sida ay murtadiinta u kala daganaayeen.
Xerada koobaad waxaa daganaa maleeshiyaatka ridada ee “Danab”, xerada Labaadna waxaa daganaa maleeshiyaatka ridada ee “Special Forces”, xerada Seddexaadna waxaa daganaa maleeshiyaatka ridada ee “Gorgor”, halka xerada Afaraadna ay daganaayeen maleeshiyaat Ashaamud ah oo murtadiin ah.
Wixii faahfaahin ah dib ayaan kasoo gudbin doonaa Insha’Allaah.