Qarax Lagu Dhiig Bixiyay Murtadiinta oo Goor Dhow ka Dhacay Duleedka Muqdisho.

Jan 15, 2026

Banaadir.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey goordhaw deegaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho qarax kula beegsadeen gaari cabdi bile ah oo ay la socdeen maleeshiyaatka Ridada.

Xog aanu helnay ayaa sheegaysaa in dhimashada murtadiinta ee qaraxa ay gaarayso 7 askari, dhaacacuna waa 3 Murtad.

Sidoo kale, qaraxan waxaa lagu gubay  gaari Cabdi Bile ah.

Dhanka Mandheera.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Kenya ee Ceelraamo ee degmada Ceelqaalow ee gobalka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga Kufaarta Kenya.

FAAFREEB PRO