Sarkaal iyo Askar Murtadiin ah oo Lagu Dilay Weerar ka Dhacay Shabeellaha Hoose.

Jan 14, 2026

Ciidamada Mujaahidiintu ee ka jihaada gobolka Shabeelada Hoose ayaa maanta agagaarka deegaanka Numbar60 waxey kamiin ugu dhigeen maleeshiyaatka Murtadiinta, kaasi oo khasaare dhimasho iyo dhaawac lagu gaarsiiyay maleeshiyada la beegsadey.

Inta la xaqiijiyay waxaa weerarkan lagu dilay  7 Murtad, oo uu sarkaal ku jiro, waxaana lagu soo qaniimeystey hub u badan qoryaha AK47, kuna jiray qori PKM ah.

Xogo aanu helnay ayaa tibaaxaya in meydadka Murtadiinta lagu dilay weerarka kamiinka ah, ay weli daadsan yihiin goobta kamiinka uu ka dhacay.

FAAFREEB PRO