Deegaanka Ilbeete ee Gedo waxaa ka dhacay dibad bax looga soo horjeedo damaca iyo faragelinta guracan ee Yahuuddu usoo safrisay Soomaaliya, iyadoo bulsho caraysan ay isugu soo baxeen wadooyinka deegaanka, iyagoo muujiyay naceybka ay u qabaan Yahuudda iyo dabadhilifyadooda.
Halkan ka daawo sawirro muujinaya dibad baxa Ilbeete.
