Ciidamda Mujaahidiinta ee ka howlgalla gobolka Shabeellaha dhexe ayaa weerar qarax ah ka fuliyay duleedka degmada Cadale ee gobolkaas.
Qaraxa Mujaahidiinta ee maanta ka fuliyeen duleedka degmada Cadale waxaa lagu gubay gaari xamuul ah, kaasi oo Zaad u waday maleeshiyaatka ridada, waxaana qaraxaasi ku dhaawacmay 3 askari oo murtadiin ah.
Waa qeyb ka mid ah howlgallada Mujaahidiinta ee kusii xoogeysanaya gobolka Shabeellaha dhexe iyo guud ahaan gobollada dhaca bartamaha iyo Koonfurta dalka Soomaaliya, iyo dhulalka Muslimiinta ee ay Kenya gumeysato.
FAAFREEB PRO