Magaalada Jamaame waxaa ka dhacay dibad bax ballaaran oo looga soo horjeedo damaca guracan ee ay Yahuuddu ka leedahay Soomaaliya, iyo faragelinta qaawan ee ay wado, iyadoo dadku ahaayeen kuwa ka caraysan Kayaanka Yahuudda iyo dabadhilifyada Murtadiinta ah ee cadowga dalka kusoo hogaamisay uu uu ka mid yahay Cabdi Raxmaan Cirro.
Dibax-yada waxaa qeyb qaadaneey culimo, nuqabo iyo abwaano oo ay ka mid ahaayeen sheekh Cabdi Waaxiq Isxaaq Muude, sheekh Mukhtaar abuu Muslim iyo Abwaan Hilaal.
Halkan hoose ka daawo sawirro ku saabsan dibad baxa Jamaame.
