Baay.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Xabashida Itoobiya ee deegaanka Awdiinle ee hoostaga magaalada Baydhabo.
Sidoo kale ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay weerareen xerada maleeshiyaatka Murtadiinta ee Makuudo ee duleedka magaalada Baydhabo.
Dhanka Gedo.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey saaka howlgal qorsheysan ka fuliyeen duleedka degmada Baardheere waxeyna beegsadeen maleeshiyaat Murtadiin ah.
Howlgalkan waxaa lagu dilay 1 Murtad, waxaana lagu dhaawacay mid kale, halka qaniimadu tahay qori AK47 ah iyo booshkiisa
Dhanka Banaadir.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey howlgal qarax ah la beegsadeen fariisinka maleeshiyaatka Murtadiinta ee isgoyska Dayax ee degmada Kaxda.
Sidoo kale ciidamada Mujaahidiintu waxey qarax la beegsadeen fariisinka Murtadiinta ee agagaarka warshada Taraqa iyo Sigaarka ee degmada Dayniile.
Midka Dayniile dhaawaca waa 2 Murtad oo mid garaab yahay.
FAAFREEB PRO