Mujaahidiinta oo Howlgallo ka Fuliyay Wajeer iyo Shabeellaha Hoose.

Jan 11, 2026

Wajeer.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Kenya ee deegaanka 50 ee hoostaga degmada Qorof Xaraar ee gobalka Wajeer ee ku hoos jira gumeysiga Kufaarta Kenya.

Shabeelada Hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey maanta kamiin u dhigeen maleeshiyaat Murtadiin ah oo ku socdaalayay inta u dhaxeysa deegaanada Buufow iyo Nambar60.

FAAFREEB PRO