Sawirro: Buula Fulaay oo Marti Gelisay Dibad Bax ka Dhan ah Faragelinta Yahuudda ee Soomaaliya.

Jan 11, 2026

Dibad-bax looga soo hojeedo cudwaanka iyo damaca Yahuudda ee ay ku doonayso in ay ku kala dhantaalto midnimada Muslimiinta ayaa maalintii shaley ka dhacay wilaayada Islaamiga ah ee Baay.

Magaalada Buula Fulaay waxaa isugu soo baxay boqolaal qof oo isugu jira rag, dumar, yar iyo waayeel, kuwaas oo laga dheehan karayay naceybka ay u qabaan Kayaanka Yahuudda iyo dabadhilifyadooda, si gaar ahaan aqoonsi ku sheegii dhowaan la siiyay maamulka gaala raaca ah ee Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada Buula Fulay.