Akhriso: Mujaahidiinta oo Howlgallo ka Fuliyay Gobolka Baay.

Jan 9, 2026

Wilaayada Baay Qarax Mujaahidiintu ay ka fuliyeen gudaha magaalada Beydhabo ayaa lala eegtay maleyshiyaat Murtadiin ah oo roondeynaya, waxaana jira khasaare gaaray maleyshiyaatkaasi.

Sidoo kale Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay dagaal culus ku qaadeen xerada Murtadiinta Bor-jeetka ee duleedka magaalada Baydhabo.

FAAFREEB PRO