Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay qaraxyo la beegsadeen Labo fariisin oo maleeshiyaatka Ridada ay ku leeyihiin xaafadaha Gubta iyo Barwaaqo oo ka wada tirsan Degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.
Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxyadaas ku dhaawacmay 3 askari oo Murtadiin ah.
FAAFREEB PRO