Baay:
Qarax ay xaley Mujaahidiinta ka fuliyeen gudaha magaalada Baydhabo ayaa lala eegtay maleeshiyaatka ridada ee “NISA” kuwaasi oo ku jiray roondo, waxaana jira khasaaro gaaray cadowga.
LAAMUU.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey howlgal qarax ah ku burburiyeen xarunta Safaari Com ee magaalada Maangaay ee gobalka Laamuu ee ku hoos jira gumeysiga Kufaarta Kenya.
Safaari COM waa shirkad ay leedahay dowlada Saliibiyadda Kenya.