Akhriso: Faahfaahinta Weerar Askar Lagu Dilay oo ka Dhacay Magaalada Baydhabo.

Jan 7, 2026

Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helaya weerar ciidamada Mujaahidiintu habeenkii Talaadada ay ku qaadeen Labo xero oo ay Murtadiina ku leeyihiin xaafada Buulo Jameeco ee magaalada Baydhabo.

Labada Xero Mujaahidiintu wey la wareegeen, waxaana weerarka lagu dilay 3 Murtad, halka lagu dhaawacay 6 Murtad oo mid sarkaal yahay.

Sidoo kale, Mujaahidiintu waxay weerarkan kusoo qaniimaysteen 2 Qori AK47 ah iyo mid RPG-ah iyo 9 Boosh.

FAAFREEB PRO