Mujaahidiinta oo Weerar Culus ku Qaadey Xeryo Ciidan oo Kuyaal Baydhabo.

Jan 6, 2026

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta AL-shbabaab, waxay saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen laba xero oo murtadiinta ay ku leeyihiin xaafadda Buulo-jameeco ee magaalada Baydhaba.

Ilo wareedyo xog-ogaal ah ayaa xaqiijiyay in weerarka oo ahaa dagaal toos ah, ay ciidamada mujaahidiinyu kul wareegeen labada xero ee ay weerarka ku mireen.

Weerarkan waxay Allaah fadligiis ciidamada mujaahidiintu ku dileen ilaa 3 askari oo murtadiin ah, halka lagu dhaawacay laba askarti oo kale oo isla murtadiinta ah.

Waxay sidoo kale ciidamada Shabaabul Mujaahidiin weerarkan kusoo qaniimeysteen laba qori oo AK47 ah iyo qori RPG_ah iyo 9 boosh oo ay lahaayeen maleeshiyada Riddada.