Gaarisa.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Kenya ee deegaanka Yunbis ee degmada Faafi ee gobalka Gaarisa ee ku hoosjira gumeysiga Kufaarta Kenya.
Weerarkan waxaa ku baqtiyay 2 askari oo Kufaarta Kenya ah, waxaana ku dhaawaca 5 askari oo isla Kufaarta Kenya ah., iyadoo sidoo kale xerada burbur xoogan uu soo gaaray.
FAAFREEB PRO