Mujaahidiinta oo Howlgallo ka Fuliyay Shabeellaha Hoose iyo Gaarisa.

Jan 3, 2026

Shabeelada Hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey qarax la beegsadeen kolanyo Kufaarta Afrikaanta ah oo ku socdaalayay agagaarka deegaanka Numbar60.

Qaraxa ayaa haleelay gaari Taw ah waana gubtay Waxaa sidoo kale baqti iyo dhaawac noqday askartii Kufaarta ee la socotay gaarigaas

Gaarisa.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Kenya ee degmada Qorof-xaraar ee gobalka Gaarisa ee ku hoos jira gumeysiga Kufaarta Kenya, Waxaana jirta khasaara Kufaarta lagu gaarsiiyay dagaalkaas.

FAAFREEB PRO