Shabeellada dhexe
Qarax ay Mujaahidiintu ka fuliyeen duleedka deegaanka Wargaadhi ayaa lala eegtay maleyshiyaat Murtadiin ah oo halkaas ku lugeynayay, waxaana qaraxaasi ku dhintay 2 askari, mid kalena waa uu ku dhaawacmay
Qaraxan waxaa lagu dilay 2 askari oo murtadiin ah oo kala:
1-GaadaayeMaxamuud Cumar
2-Ooyaaye Axmad Xuseen Basey
Sidoo kale qaraxaasi waxaa lagu dhaawacay ninka lagu magacaabo Muxumad Maxamad Maxamuud.
Shabeelada Hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Afrikaanta ee degmada Jannaale.
FAAFREEB PRO