Kanaalka wararka ee Kataa’ib Al-Ikhbaariyah ayaa baahisay muuqaal cusub oo lagu soo bandhigayo maxbuus dagaal oo ka tirsan ciidanka Itoobiya ee duullaanka kusoo qaadey dalka Soomaaliya, kaasi oo lagu qabtey koonfurta dalka.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka oo Kusoo Baxay 2 Luuqaddood Siina Faafi.
https://ok.ru/video/10945904970262
https://ok.ru/video/10945905035798