Toddobaadkan waxaa barnaamijka Andalus Podcast ee ka baxa idaacadda islaamiga Al-andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa markale marti ku ahaa Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Sh Aadan Sunne) oo ka mid ah culimada wilaayaadka islaamiga, kana soo hijrooday gobollada waqooyi ee Soomaaliya, sheekha ayaa barnaamijka ku gorfeeyay halisaha ku xeeran aqoonsiga uu maamulka sahyuuniyadda Yahuudda siiyay maamul goboleedka ashahaada la dirirka ah ee Somaliland.