WAR DEG-DEG AH:
Mujaahidiinta ayaa qarax la beegsaday kolonyo gaadiid ah oo galbineysay Cali Guudlaawe madaxa maamulka ridada Hirshabelle, kaas oo kusii jeeday garoonka magaalada Jowhar ee Shabellada dhexe.
Qaraxani waxaa ku dhaawacmay 5 Murtadiin ah oo ay kamid yihiin sargaal Murtad ah oo lagu magacabo Yuusuf Xuseen Guudlaawe oo ah Murtad la dhashay Cali Guudlaawe iyo korneyl Maxamuud Xuseen.
FAAFREEB PRO