Mujaahidiinta oo Gudoomiye Waaxeed ku Weeraray Degmada Jannaale.

Jan 1, 2026

Shabeellada Hoose:

Howlgal Mujaahidiinta ay ka fuliyeen gudaha degmada Janaalle ayaa lagu dhaawacay murtad Jeylaani Cabaas Jimcaalle oo ah guddoomiye waaxeed ka tirsan maamulka ridada ee Janaalle, waxaana gaaray dhaawac garaab ah.

FAAFREEB PRO