Gedo
Qarax ay Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha magaalada Baardheere ayaa lala eegtay maleyshiyaat Murtadiin ah oo baaritaano ka waday gudaha magaalada, waxaana jira khasaare gaaray.
Jubbada hoose
Qarax ay Mujaahidiintu ka fuliyeen xaafada Fii Afmadow ee magaalada Kismaayo ayaa lala egtay maleyshiyaat dharcad ahaa oo ka tirsan maleyshiyaatka ridada Jubaland, waxaana jira khasaare soo gaaray.
FAAFREEB PRO