Hiiraan
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa xalay weerar toos ah ku qaaday 2 xero oo maleyshiyaatka Murtadiinta ay ka deganyihiin gudaha magaalada Baladweyne.
Xeryaha la weeraray ayaa kala ah xerada Lamagalaay iyo sidoo kale xerada Bacaadaha oo labaduba ay deganyihiin maleyshiyaat ka tirsan ridada, waxaana weeraradaasi cadowga kasoo gaaray khasaaro.
FAAFREEB PRO