Faahfaahin Dheeraad ah
Dagaalladii lagu jebiyay maleyshiyaatka ridada ee shalay ka dhacay duleedka degmada Warshiikh ee Shabeelada dhexe waxaa tirada Murtadiintii lagu dilay ay gaartay 24 oo qaarkood meydadkooda looga cararay fagaaraha dagaalka, waxaana lagu dhaawacay 14 kale oo uu ku jiro taliye urur lagu magacaabo Maxamuud Cadaawe.
FAAFREEB RPO