Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helayaa dagaallo lagu jebiyay maleyshiyaatka ridada ee maanta ka dhacay duleedka degmada Warshiikh ee Shabeelada dhexe, halkaas oo khasaare xooggan lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka Ridada.
Inta la xaqiijiyay dagaalladan waxaa lagu dilay 11 murtadiin ah oo qaarkood meydadkooda looga cararay fagaaraha dagaalka, waxaana lagu dhaawacay 13 kale oo uu ku jiro taliye urur lagu magacaabo Maxamuud Cadaawe.
FAAFREEB PRO