Banaadir:
Qarax Mujaahidiinta ay ka fuliyeen degmada Dharkenley ayaa lala eegtay fariisin ay ku sugnaayeen maleeshiyaat dharcad ah, waxaana qaraxaasi ku dhintay 2 askari oo murtadiin ah, halka uu ku dhaawacmay mid kale.
habeelada Hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Afrikaanta ee degmada Jannaale.
FAAFREEB PRO