11 Askari oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Weerar Ka Dhacay Bakool.

Dec 28, 2025

Bakool.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey maanta weerar culus ku qaadeen maleeshiyaat Murtadiin ah oo dhaqdhaqaaqyo ka waday duleedka degmada Xudur .

Dhimashada waa 7 Murtad

Dhaawaca waa 6 Murtad.

Qaniimada waa 5 qori AK47 ah iyo Qori PKM ah.

FAAFREEB PRO