Weerar Khasaare Lagu Gaarsiiyay Maleeshiyaadka Axmad Madoobe oo ka Dhacay J/Hoose.

Dec 27, 2025

Jubbada Hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey maanta weerareen fariisin maleeshiyaatka Ridada ay ku leeyihiin deegaanka Yoontooy ee duleedka magaalada Kismaayo.

Weerarkan waxaa lagu dilay 1 Murtad, halka lagu dhaawacay 2 kale oo ka tirsan maleeshiyaadka la weeraray.

FAAFREEB PRO