Barn Andalus Podcast | Isbadal iyo Hormar Noocee ah Ayey ku Tilaabsatay Magaalada Kuunyo-baroow.

Dec 25, 2025


ANDALUS PODCAST: Isbadal iyo hormar noocee ah ayey ku tilaabsatay magaalada Kuunyo-baroow mudada ay ku hoos jirto ku dhaqanka shareecada Allaah. waxaa nooga waramaya Suldaan Maxamed Cabdulqaadir.