Akhriso: Askar Ka Tirsan Ciidanka Kenya oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Gaarisa.

Dec 24, 2025

Ciidamada mujaahidiinta waxay weerar ku qaadeen xerada askarta kuffaarta Kenya ku leeyihiin deegaanka Amuume ee duleedka degmada Faafi ee gobalka gaarisa.

Khasaaraha cadowga waa baqtiga 6 askari oo Kenyaati ah iyo dhaawaca 3 kale. Waxaana sido kale la gubay gaari kooyaal ah.

FAAFREEB PRO